Make your own free website on Tripod.com


You are not logged in. Log in
Entries by Topic
All topics  «


QalanBeauty Homepage
Thursday, 13 November 2003
Salam Aleykum Walalayal
Dhamantin waxan igu salamay salanta kor kuxusin bacdi salan waxan i rajeenaya cafimad qab.

Sidad ogtihin waxan ahay Saxar oo ku nool wadanka Australia anigoo ah arday oo dhigata E-Business.

Alhamdulilah reerkeyga oo dhan ayaa ila jooga halkan.

Posted by saharla at 11:10 AM EADT

Newer | Latest | Older